img

A joint iftar meeting for NIRA and UNDPSomalia female staff in celebration of #InternationalWomenDay

NIRA and UNDPSomalia hosted a joint iftar meeting for female staff in celebration of #InternationalWomenDay, focusing on "Celebrating Women Empowerment Through Legal Identity." This event highlighted the vital contributions of women to #Somali society. DG AbdiwaliAbdulle & UNDPSomalia Resident Rep. Lionel Laurens, reaffirmed their commitment to empowering women & ensuring access to fundamental rights. They also announced a campaign to assist Somali women in obtaining ID cards for improved access to essential services.

ย 

Hay'adda ๐—ก๐—œ๐—ฅ๐—” iyo Hay'adda ๐—จ๐—ก๐——๐—ฃ ayaa maanta kulan afureed wadajir ah u qabatay hawl-wadeennada haweenka ah ee NIRA, kaas oo ku aaddan Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka.

Maareeyaha Hay'adda NIRA Mudane ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐˜„๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฒ (๐—ง๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ) oo munaasabadda ka hadlay ayaa hoosta ka xarriiqay doorka udub-dhexaadka ah ee haweenku ka qaataan guud ahaan bulshada Soomaaliyeed, isaga oo bogaadiyay hawl-wadeennada NIRA ee dumarka ah kuwaas oo si joogto ah ugu adeega dadweynaha Soomaaliyeed.

Kulanka waxa sidoo kale ka hadlay Mudane ๐—Ÿ๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฒ๐—น ๐—Ÿ๐—ฎ๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ๐—ป๐˜€ oo ah Wakiilka Hay'adda UNDP ee Soomaaliya, isaga oo sheegay sida ay Hay'ad ahaan uga go'an tahay awood-siinta haweenka iyo in lagu garab-siiyo helitaanka xuquuqdooda asaasiga ah.

Hay'adda NIRA ayaa dhawaan daahfurtay olole haweenka Soomaaliyeed loogu fududaynayo qaadashada Kaarka Aqoonsiga, kaas oo mustaqbalka ka caawin doona helitaanka xuquuqdooda iyo adeegyada kala duwan.

image
image
image
image
image
image