
kulan lagaga doodayay Doorka Haweenka ee Nidaamka Aqoonsiga Qaranka
- Go Home
- kulan lagaga doodayay Doorka Haweenka ee Nidaamka Aqoonsiga Qaranka

kulan lagaga doodayay Doorka Haweenka ee Nidaamka Aqoonsiga Qaranka
Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa maanta ku qabatay magaalada Muqdisho kulan lagaga doodayay Doorka Haweenka ee Nidaamka Aqoonsiga Qaranka.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii mudnaanta koowaad loo siin lahaa diiwaangelinta haweenka Soomaaliyeed oo ah laf-dhabarta bulshada, iyada oo la tixgelinayo duruufaha kala duwan ee ku gedaaman.
Kulanka ayaa waxa ka qayb-galay masuuliyiin ka tirsan Hay'adda NIRA, wakiillada ururrada haweenka, bahda waxbarashada, iyo xubno metelayay qaybaha kala duwan ee dadweynaha.















Join Our Mailing List
For receiving our news and updates in your Email inbox directly.



