National ID   Careers  / Events   / SNIDC 2023 

Khamista waa maalinta loo asteeyay diwangalinta haweenka

Iyada oo laga jawaabayo duruufaha ay wajahaan haweenka Soomaaliyeed xilliyada diiwaangelinta, Hay’adda NIRA waxa ay Maalin kasta oo khamiis ah u asteysay in dumarka oo kaliya loogu adeego xarumaha diiwaangelinta. ____ In response to the challenges faced by Somali women during registration, NIRA Somalia has designated every Thursday to serve exclusively women at the registration […]

Read more

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗞𝘂 𝗫𝗶𝗴𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮 𝗗𝗮𝗹𝗸𝗮 oo 𝗾𝗮𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗸𝗮𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗱𝗮𝗱𝘄𝗮𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮

Muqdisho 20, September 2023—-Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa galabta qaatay kaarka Aqoonsiga dadweynaha, isaga oo sheegay in hirgelinta kaarka Aqoonsiga uu xal u noqon doono caqabado badan oo bulshadeenna haysta. Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka ayaa tilmaamay muhiimadda uu kaarkan u yeelan doono […]

Read more