Iyada oo laga jawaabayo duruufaha ay wajahaan haweenka Soomaaliyeed xilliyada diiwaangelinta, Hay’adda NIRA waxa ay Maalin kasta oo khamiis ah u asteysay in dumarka oo kaliya loogu adeego xarumaha diiwaangelinta.

____

In response to the challenges faced by Somali women during registration, NIRA Somalia has designated every Thursday to serve exclusively women at the registration centre.

#Somalia#Mogadishu#nirasomalia#identity